qardhaawi - guestbook





Comments:

Private post. Click to view.



Added: March 12, 2012
Delete this entry Reply to entry View IP address




Comments:

Private post. Click to view.



Added: March 10, 2012
Delete this entry Reply to entry View IP address




Comments:
A/c waxan idinka codsanayaa hadii aad awoodaan in aad ku soo shubtaan ama soo gelisaan kitaabka Addurur-Albahiya ee uu aqrinayo fadiilatu sh Shibile waxa kamaqan kitaabu zakaatbqeybta looga hadlayo (ZAKAATUL XAYAWANAAT)

Added: December 14, 2011
Delete this entry Reply to entry View IP address




Comments:
walaalayaal waxaan idin waydiinayaa qof meel baraf ah jooga oo naftiisa u baqay oona qubays ku waajibay muxuu samaynayaa

Admin reply: jawabtii waxaan kuugu soo diray eamilkaaga baarka laahu fiik


Added: December 3, 2011
Delete this entry Reply to entry View IP address




Comments:

Private post. Click to view.



Admin reply: haye walaal baarka laahu fiik


Added: December 2, 2011
Delete this entry Reply to entry View IP address




Comments:
waxaan doonayaa in aan duubto iga caawiya sidii ay iigu suurto gali lahayd.

Admin reply: nagala soo xiriir qardhaawi@yahoo.com si aan uga hadalno sidii an kaaga caaawin lahayn


Added: November 21, 2011
Delete this entry Reply to entry View IP address




Comments:
assalamu,aliekum walaalo waxaan rabaa kutubta iima furmayaan maxaan sameyaa

Added: November 20, 2011
Delete this entry Reply to entry View IP address




Comments:

Private post. Click to view.



Added: November 8, 2011
Delete this entry Reply to entry View IP address




Comments:
waan idin salamayaa walalaha webka. waxaan ii shaqaynaynin dhawaqa ama codka Dr. maxamed horri ee naxwaha ajruumiga ku baro afar fadhi oo qur ah. fadlan hadii aad wax ka qaban kartaan waan idinkaga mahadcelinayaa ee iga caawina.

mahadsanidiin

Admin reply: walaal anaga waa noo shaqaynayaa naxwaha dr. hoori, ee waxaad hubisaa kumputarkaaga codkiisa.


Added: October 28, 2011
Delete this entry Reply to entry View IP address




Comments:
asalaamu calaykum

walaal waad mahadsan tihiin dadaalka iyo khayrka aad wadaan
waxaan rabay in aan halkan khalad aan arkay aan idinla soo socod siiyo

kitaabka bayquuniyada aad ku qorteen in uu akhrinayo shaykh dr cumar iimaan isaga maaha walaalyaal waa sh axmed yare waxaan idiin rajaynayaa khayr fara badan

Admin reply: akhii baaraka laahu fiik, haddan saxaynaa


Added: October 21, 2011
Delete this entry Reply to entry View IP address
 
« First ‹ Prev 13 14 15 16 17 18 19 20 21 22 Next › Last »
Stop Guestbook SPAM