qardhaawi - guestbook



Comments:
asalaamu caleykum warahmatullahi wabarakaat. walal waxaan rabay inaan dhageysto kitaabka nukhbatul fikir ee uu sharaxayo sh.muxamed cabdi umal (xafithahulaahu waracaah!) waxan isku dayay inan dhageysto casharka lakiin mashaqeynayo waxaa kaliya shaqeynaya midka uu sharaxayo sheikh bashiir shile midkaasna casharbaa kamaqan.jazaakumulaahu kheyran. codsigeygu waa halahaas!! :!bandit:

Added: November 9, 2012
Delete this entry Reply to entry View IP address




Comments:
asc marka hore salaan kadib waxaa dhibaato iga haysata kutubka alfiya ibnu malik dhegeysigiisa fadlan arinkas iifududeeya saad noogu fududayseen websideka ilaahay ha idiinka ajar siiiye

Added: November 3, 2012
Delete this entry Reply to entry View IP address




Comments:
Assalamu Calaykum Sheekh Allaha Kubarakeeyo Meeshaas kasiiwad

Admin reply: walaal waad mahadsan tahay ilaah ha ku barakeeyo


Added: October 11, 2012
Delete this entry Reply to entry View IP address




Comments:

Private post. Click to view.



Added: September 25, 2012
Delete this entry Reply to entry View IP address




Comments:

Private post. Click to view.



Admin reply: xagayaga waa caadi walaal iska hubi computerkaaga


Added: September 16, 2012
Delete this entry Reply to entry View IP address




Comments:
Walalyaal wad mahadsantihin ilaahey ajir iyo xasanaad ha inka siyo dacwadaan ad nasogarsisen.walalyaal kitaabka ajruumiga casharkisa 22aad baa ishaqeyn waayey in ad cajalka badashan baan adinka codsani.madsanid. :D

Added: September 15, 2012
Delete this entry Reply to entry View IP address




Comments:

Private post. Click to view.



Added: September 1, 2012
Delete this entry Reply to entry View IP address




Comments:

Private post. Click to view.



Admin reply: waa kitaabkee walaal


Added: August 29, 2012
Delete this entry Reply to entry View IP address




Comments:
OH lord have mercy

Added: August 11, 2012
Delete this entry Reply to entry View IP address




Comments:
A,c aad ayaad ugu mahadsantahay guud ahaan shaqada webka aad haysid, ujeedada aan usoo qoray waxaa waaye sida aad usoo bandhigtay muxadoryinka laba dhinac oo is haya adigoon qayb kaliya soo daynin sida raga qaar sameyaan. waadna kumahadsantahay jazakALLAH kheyr

Admin reply: waad mahadsan tahay


Added: August 8, 2012
Delete this entry Reply to entry View IP address
 
« First ‹ Prev 10 11 12 13 14 15 16 17 18 19 20 Next › Last »
Stop Guestbook SPAM