qardhaawi - guestbook





Comments:

Private post. Click to view.



Admin reply: walaal casharkee


Added: April 4, 2011
Delete this entry Reply to entry View IP address




Comments:
Walaalayaal kutubka zubad fiqi shafici ii shaqeynaayo.

Admin reply: haye walaal waan dhowraynaa ee dhowr


Added: April 2, 2011
Delete this entry Reply to entry View IP address




Comments:
salaamu calaykum ka dib walaal iga jaahil saartaan jihaadka ma jiraa soomaaliiya mise waa fitan?

Admin reply: a/c
walaal halka noogu soo qor wixii la xiriiro talo bixin, suaashaan waydii culumada agtaada joogta. mahadsanid


Added: March 27, 2011
Delete this entry Reply to entry View IP address




Comments:

Private post. Click to view.



Admin reply: waad mahadsan tahay waan akhrisanay fariinta gaarka ah ee ad soo qortay


Added: March 21, 2011
Delete this entry Reply to entry View IP address




Comments:
ASC WR WBRKTU..
walaal salaanta islaamka ka dib alle khayr ha ku siiyee waxaa casharka koowaad ee kitaabka ajruumi oo uu akhrinayo fadiilati shikh cumar faaruukh raximahu laah, markay in yar ii shaqayso ayey go aysaa ee bal cilada hala eego.

jisaa kumu laahu kheyr.

Admin reply: wax yar noo kaadi aan baarnee


Added: March 20, 2011
Delete this entry Reply to entry View IP address




Comments:
assalamu caleykum

jzkumAllaahu kheyran, walaal webka sameyay maata igu horeya websiteken runti waa masha Allaah muxadarooyinka ku jira,tafsiirka quraanka sheikh cumar faaruuq walaal naga ilaliya wax ku sabsan siyaasd please diintena inan barana noga fican sayasda

barakallaahu fiikum

Admin reply: ilaahay ha kaa abaal mariyo hadalka fiican aad tiri


Added: March 18, 2011
Delete this entry Reply to entry View IP address




Comments:
Assalaama caleykum wrt wb

Bacda Salaan - Waxaan ka mid ah shacabka soomaaliyeed ee ka faa'iidaysta sheekh Cabdiqani Qardhaawi iyo Webkaba - Waxaan halkaan mahadcelin uga soo jeedinayaa walaalaha isku hawlay webkaan, culimadda casharadda akhrisay iyo sheekh Cabdiqani oo hadh iyo habeenba u taagan khayrka iyo nacfigalinta ummadda soomaaliyeed. Waxan Allaah swt ka baryayaa inuu miisaanka xasanaadka u saaro, anaggana naga dhigo kuwa ka faa'iidaysta casharadda kuna toosa tubta toosan - Wabilaahi Towfiiq - Wassalaama caleykum wrt wb

Admin reply: baarka laahu fiika walaal aad iyo aad ayaad u mahadsan tahay adigana ilaah waxaan kaaga baryaayaa in uu ilaahay kaa abaal mariyo kuuna dambi dhaafo


Added: March 18, 2011
Delete this entry Reply to entry View IP address




Comments:
salaan ka dib walaal way furmiwayday maxaa ku dhacay?

Admin reply: a/c
walaal cajalka kuu furmi waayey noo soo sheeg


Added: March 17, 2011
Delete this entry Reply to entry View IP address




Comments:
asc walaalayal ii ma ahaqeenayo ku tubkani.

Admin reply: a/c
walaal kutubka aan kuu shaqaynayn noo so cadee magaciisa iyo cajilka aan shaqaynayn


Added: March 16, 2011
Delete this entry Reply to entry View IP address



Comments:
ma shaqaynayso

Admin reply: maxaan shaqaynayn walaal


Added: March 15, 2011
Delete this entry Reply to entry View IP address
 
« First ‹ Prev 17 18 19 20 21 22
Stop Guestbook SPAM