qardhaawi - guestbook





Comments:

Private post. Click to view.



Admin reply: soo qor walaal wixii suaalo ah


Added: July 15, 2011
Delete this entry Reply to entry View IP address




Comments:
walaalayaal aad ayaad u mahadsantihiin ilaahayna ha idin ka abaal mariyeee waxaa idin xasuusin lahaa idinkuna baraarujinlahaa in kitaabka zubadka uu mariyay sh maxamed dhagaxbuur aanu shaqaynayn marka la is dhaho lasoo baxa walaalayaal bal dib ufiiriya oo bal eega ilaahay ha idinka abaal mariye haduu wax ka si yihiina hagaajiya walaalayaal
waadna mahadsantihiin

Admin reply: a/c waad mahadsan tahay walaal


Added: July 8, 2011
Delete this entry Reply to entry View IP address




Comments:
walall waxaan doonaye casharka riyyadu saalixiinka waa uu ii shaqayn lay yahay asc

Admin reply: waan eegaynaa walaal
ma jiraa cashar gaar mise kuli baad ka wadaa


Added: June 22, 2011
Delete this entry Reply to entry View IP address




Comments:
walaal webka cid ayaa ku jirto ayaan filayaa bal hala eego wuu idiidan in aan waxa dajistee
mahadsantihiin


Added: April 16, 2011
Delete this entry Reply to entry View IP address




Comments:
ascww walaal aad ayaan idiin salaamayaa dhamaantiin raga xoolahooda iyo waqtigoodaba uhuray dacwada iyo diinta waa walaalkiin oo arday ka ah jaamacatul imam waxaan rabay in aan dajisto kitaabka anwaarul maaslik cajalka 51 marka aan marayo ayuu idiiday in uu iisocodsiiyo marka ciladaas ayaa iheysato aad ayaad umahadsantihiin
wcww


Added: April 16, 2011
Delete this entry Reply to entry View IP address




Comments:
الســــــــ ـــــلام عليكـــــــ ــــــــم
walaalayaal salaan kadib waxaan idinkaga mahadcelinayaa duruusta qiimaha badan ee aad noosoo gudbisaan inta kadib walalayaal kitaabka tadriibu alraali casharka 13 aad mashaqaynayo adinka oo mahadsan bal cilada eega kajirta waana idinsalamaya ilahay ajar iyo xasanaad aan lasoo koobi karin allaha idinka siiyo


Added: April 13, 2011
Delete this entry Reply to entry View IP address




Comments:
Salaama caleykum,

walaal darsigaan oo ah Laamiyaatu Afcaal sifiican ma maqlaayo. ma ogi aniga maa wax iga qaldan mise maye?

wallalayaal ii soo sheega.

waa mahadsantihiin.

Admin reply: waan eegaynaa walaal


Added: April 12, 2011
Delete this entry Reply to entry View IP address




Comments:

Private post. Click to view.



Added: April 9, 2011
Delete this entry Reply to entry View IP address




Comments:

Private post. Click to view.



Admin reply: walaal anaga waa noo darmayaa kitaabka tadriibka oo noo sheegtay ee hubi komputarkaaga walaal.


Added: April 5, 2011
Delete this entry Reply to entry View IP address




Comments:
Asalaamacalaykum

fadlan iima shaqaynayee see ku helaa dhagaysiga

kitaabka al-shaadibiyah. :)


Added: April 5, 2011
Delete this entry Reply to entry View IP address
 
« First ‹ Prev 16 17 18 19 20 21 22 Last »
Stop Guestbook SPAM