qardhaawi - guestbook





Comments:
ASC WR Salaan kadib walaal duruusta laamiyatul afcaalka ee sh cabdullaah darsigiisa 5aad ma dhamastirna dhawr daqiiqadood ayuu soconayaa halkii lagarabay hal saac inuu socdo ee fadlan noo dhamaystir hadaad awoodo.
jazaakallaah khayran.

Ibn cumar assaalixi.


Added: September 11, 2011
Delete this entry Reply to entry View IP address



Comments:
alaah ha adinka amaal marsho dadaalkiin walaal masha qaynayo casharka shanaad waan faaruq ee qasiidada ibnu dureed

Added: September 10, 2011
Delete this entry Reply to entry View IP address




Comments:

Private post. Click to view.



Admin reply: waad mahadsan tahay


Added: September 2, 2011
Delete this entry Reply to entry View IP address




Comments:

Private post. Click to view.



Admin reply: iima cada walaal suaasha maxaa kaa dhex gala markaad dhegaysanid.


Added: August 24, 2011
Delete this entry Reply to entry View IP address




Comments:
السلام عليكم
walalyal darsigan tuxfahikhwan(balaqad)ma shanatan casharunba mise wali wax baa dhiman oo an wali aydan so galin mise inta ayay kudhantay wayo sharidka udanbeyea waa kala dhiman yey sharidka shanad waakala dhiman yey cassharkisu marka hadi ay wax hadhen ina noso galisha ayanu jeclan layn ad ayanu ugu fa;idaysan websitekan o durustisa aad ayanu ugu xidhanay hadi ay wax hadhen sharidka fadlan noso galiya idinko raliya
asc

Admin reply: walaal waan hagaajinay ee eeg baarka laahu fiik, hadii aad aragto wax maqan nala socodsii.


Added: August 13, 2011
Delete this entry Reply to entry View IP address




Comments:
asc wr wbr axbaabi filaah mar mar waa uu sheqeynayaa inta badan ma ii shaqeynayo marka maxaan sameyaa barakalaahu fiikum

Admin reply: walaal kitaabkee


Added: August 10, 2011
Delete this entry Reply to entry View IP address




Comments:
ugu horeen waxaan umahadnaqayaa bahda goolaha dacwada qardhaawi kadib waxaan sisharafle idiinka codsanayna in aad noosoo dhamaystirtaa canjiladaha kitaabka nuurul yaqiinka maxaa yeelay kitaabka canjiladiisu intaa kuma dhama aaaaaaad baad umahadsantihiin

Admin reply: walaal waan soo dhamaystiraaynaa hadii aay nasoo gaaraan


Added: August 9, 2011
Delete this entry Reply to entry View IP address




Comments:
asalaamu calaykum cajalada #1 ee kitaabka safiinaha way tirtirantahay. insha allahu halafiiriyo. web kan sheekha leh allaha ka ajarsiiyo dadaalkiisa aamiiiiiiiin.

Added: August 2, 2011
Delete this entry Reply to entry View IP address




Comments:
aad baan ugumahad naqayaa alle kasokow webka qardaawi dadaalka ay sameeyeen,waxaan leeyhy allaha ka ajarsiiyo

Admin reply: walaal adigan ilaahay ha kaa ajar siiyo


Added: July 27, 2011
Delete this entry Reply to entry View IP address




Comments:

Private post. Click to view.



Admin reply: baarka laahu fiik walaal waan hagaajinayaa cajalkaas


Added: July 18, 2011
Delete this entry Reply to entry View IP address
 
« First ‹ Prev 15 16 17 18 19 20 21 22 Next › Last »
Stop Guestbook SPAM