Ta'amuladkii Shiikh Maxamed idiris

Nadwadii Boosaaso

Arabic Keyboard

Duruus Powerpoint ah
Axkaamta Garka
Islaamka waxa buriya
Sida Looga Badbaado Cadaab Qabriga
Waxyaalaha Qalbiga Fasahaadiya
Bidcada
Waxyaalaha Qalbiga Fasahaadiya
u baari noqoshada Waalidka
Dikriga Ilaahay
Axkaamta Ribada
Axkaamta Safarka

 


Boosaaso:- Waxaa maan ka dhacadya magaalada Boosaaso gaar ahaa Xarunta Jaamacada Bariga Afrika Xaflada aad loo soo agaasimay oo loo sameeyey arday ka qalin jabiyey isla Jaamacada Bariga Afrika.




Xafladaan ayaa sidda caadiga ah waxaa ka soo qayb galay xubno ka tirsan maamulka Puntlland , ganacsato, culmaa'uiin iyo waalidiintii dhalay ardayda qalin jabiyey iyo weliba ardayda Jaamacada Bariga Afrika



Waxaa hadalka furay Gudoomiyaha Jaamacada Bariga Afrika Dr.Maxamed Caddi Aadan oo aad uga dheeraaday marxaladii ay soo martay Jaamacada Bariga Afrika iyo maanta heerka ay gaartay,iyadoo buu yiri maanta ay Jaamacada Bariga afrika ay dhigtaan arday aad u fara badan.


Jaamacada Bariga Afrika ayaa waxaa ay ku jirtaa Jaamacada dalka Soomaaliya iyo weliba bariga afrika aad looga yaqaan iyadoo sanad waliba ay ka soo qalin jabiyaan ardayda dhigta qaybaha ay ka kooban tahay Jaamacad Bariga Afrika taas oo ah mid yididiilo galisay waalidiin badan oo ku nool gudaha dalka Soomaaliya iyo dibadiisaba.

Gudoomiyaha Jaamacada Bariga Afrika Dr.Maxamed Caddi ayaa waxaa kale oo uu u sheegay dadkii ka soo qayb galay xaflada in jaamacada bariga afrika lagu soo kordhiyey Barmaamijyo cusub oo ah inay xiriiro toos ah iyo wadashaqaynba ay jaamacadu la yeelatay Jaamacado ku yaal Dalka Maleesiya  iyo wadamo kale .



Gudooomiye Xigeenka Jaamacada Bariga Afrika C/qaadi Shiine oo isagana safar kale duwan ku kala bixiyey wadanka dibadiisa ayaa waxaa uu sidoo kale dadkii ka soo qayb galay xaflada  u sheegay in jaamacadu ay hishiiyo kale duwan iyo wadahadalo la soo gashay Jaamacad kale duwan maadaama ayuu yiri ay ardayda Soomaaliyeed ay dhibaato ka qabsato dhinaca luqadaha marka ay Jaamacado ka hellaan dalka dibadiisa.

Waxaa kale oo goobta ka hadlay masuuliyiin ka tirsan maamulka Puntlland waxgarad kale duwan iyo weliba  Gudoomiyaha Waxbarshada Gobolla Bari
Dr. Caynab isaga aad ugu mahad celiyey masuuliyiinta gacanta ku haya Jaamacada Bariga Afrika iyo macalimiinta wax  ka dhiga



 

|Geerida| |Quraanka| | Sigaarka| |zakada| Shaydaanka | salaadda | Xaalaal | Xajka | | Kabaa'ir | | Tilmaamaha Macalimka wanaagsan |

Qolka Chatka

walaal soo qor dhamaan
suaalaha Diinta aad qabto
Click Here

cabdiqadir nur farax
Shiikh C/qaadir Nur
Akhlaaqdii Rasuulka

sh. bashir salaad
Shiikh Bashir Salaad
Naseexo

Dr. ahmed
Dr. Axmed X. C/raxman
Xuquuqda Nabiga

cabdinasir xaaji
Shiikh C/Naasir Xaaji
Xukunka Qofka Nabiga Caaya

sh. cabdinasir xaaji
Shiikh Macalim Maxamud
Qaabki Nabigu dadka u maamulay

shiikh daahir
Shiikh Daahir Cabdi
Furitaanka Nadwada April, 2008

fuaadAflow
Shiikh Fuaad Xaaji Nuur
oo ka hadlay dadloo dhiibay Amxaarada


Kitabka Buqaariga
Sh. Shariif Cabdinur

 

Arbaciin Nawawi
Sh. cumar Faaruuq

 

Islaaxul Mujtamac
Sh. Boqolsoon

Duruusta Ramadaanka
Suldaankii Culumada
Waqtiyada Salaada
Magaalada aad joogto ka dooro
aduunka oo dhan
Wadanka ama magaalada:

Tafsiirka Shiikh
Shiikh Cumar Faaruuq
Halka ka dhagayso


Maqaalo

Sababaha Lugu Halaago Umadda