ࡱ > ( * # $ % & ' '` > bjbj$$ .* F F > X
X
X
X
l
6.
(
- - - - - - - $ . h T1 -
-
- 9- 9- 9-
- 9- - 9- 9- 9-
JQ X
}+ N 9- - . 0 6. 9- &2 , d &2 9- &2 9- |
"
9-
- - /-
6.
CODSI KA YIMI WADAAD SOOMAALIYEED OO KUTUB
ALLIFEY
Shiikh maxamuud sh. c/laahi cilmi (maxamuud naxwe)waxa uu ku soo barbaray magalada hargeysa,Isaga oo halkaa ku dhammaystay dugsiyada hoose dhexe sare. Waxa uu si aad iyo aada ugu tahasusay culuumta shareecada islaamka, gaar ahaan luqada carabida laameheeda kala duwan iyo cilmiga fiqhiga(axkaamta madhabka shaaficiga).cilmiga dhaxalka oo ka mid ah axkaamtaas ayaa waxa uu u diyaariyey si aada, isaga oo siminaaro iyo dawraad u gaar ah cilmigaa uu lixdii sano ee u danbaysay ka soo dhigay magaalooyinka kala ah:
1)Laascaanood (2) Burco (3) Berbera (4) gebiley (5) Booraama (6) togwajaale
(7) Ceerigaabo (8) Boosaaso (9) Garoowe (10) Burtinle (11)Qardho (12) Gaalkacayo
(13)Badhan IWM.
Sheeku waxa uu cilmiga ka qaatay culimo faro badan oo ay ka mid ahaayeen aabihii Sh.c/laahi oo ahaa culimadii waaweynayd ee cilmiga u rixlaysatay isaga oo u maray meelo badan. Wuxuna ahaa aabihii nin isku darsaday culuumta diiniga iyo maadiga labadaba waxna ka dhigay dugsiga sheikh sidoo kalena ka soo baxay jaamacad suudaan ku taal. Waxa kale oo ka mid ahaa culimada uu ka qaatay carabida sh. c/fataax oo ka mid ahaa culimadii ugu caansanayd xagga luqada magalada hargeysa waqtigaas.iyo weliba culimo kale oo fara badan.
Shiikh maxamuud oo maadada carabida gaaar ahaan intii ka horeysay 1994kii ka dhigi jirey magaalada Hargeysa. Intii ka danbaysay 1997dii waxa uu si toos ah u degey magaalada burco halkaas oo uu si toosa uga bilaabay kutubta naxwaha iyo sarfiga, iyada oo ay ka faaidaysteen dad fara badani. Shiikhu waxa uu macallin ka ahaa muddo toban sano ah dugsiga dhexe iyo ka sareba machadka weyn ee cabdala nuuri eek u yaal magaalada burco. Waxa uu sidoo kale muddo kooban macallin ka ahaa jaamacadda Burco qaybta shareecada.Wuxu sidooo kale macallin ka ahaa markiska imaau shaafici . Waxa ahaa khadiibka rasmiga ah ee masjid jaamica Burco. Wuxu sidoo kale ahaa qaaddi si barayfad ah oo madax banana dadka ugu garsoora shareecada islaamka sida dhaxal qaybinta xaqidda nabaradda(simidooda) IWM.
Sheekhu waxa uu hadda degen yahay magaalada ceerigaabo ee goblka sanaag isagoo ka wada dacwadda islaamka macallinna ka ah machadka ibnu katheir.Waxa intaa u dheer in uu yahay nin qoraa ah oo wax ka qora shareecada islaamka, isaga oo ilaa hadda wax ka qora maaddooyinka carabida gaar ahaan naxwaha iyo sarfiga oo uu u lahaa khibrad muddo ka badan 17 sano isla markaan ay tahay takhasuskiisa koowaad.Waxa uu isna ilaa hadda dhowr kitaab ka qoray cilmiga dhaxalka oo ah cilmi aad u muhiim ah sida uu ku faahfaahiyey kutubihiisaas. Cilmigan dhaxalku waa cilmi ay culimadii hore si gaar ah ugu takhasusi jireen.
Haddaba sheekhu waxa uu rabaa in uu ku baahiyo kutubtiisan dalka gudihiisa iyo dibeddiisaba oo uu gaadhsiiyo meel kasta oo ay soomaaliyi ku nooshahay sida uu u rabo xattaa in uu gaadhsiiyo dalalka carabta, maadaama uu u arkayo in ay kutubtiisani yihiin kutub aad u muhiima. Isaga oo u bandhigay qaybtood qaar kalena hadda u bandhigaya si ay u eegaan una tasxiixiyaan culimo aqoon sare u leh culuumtan.Kutubtan waxa uu rabaa shiikhu inta ka horreysa cidul ad-xaha in uu ku baahiyo dhammaan meel kasta oo ay soomali joogto gudo iyo dibedba.
Haddaba ugu danbayntii wuxu sheekhu codsi u jeedinayaa walaalaha kutubta ka ganacsada ee haysta maktabadaha maadaama oo ay iyagu kaalin weyn ka qaadan karaan gudbinta kutubtan.
Codsiguna waa sedan: ( anigoo ah walaalka magiciisu kor ku xusan yahay waxan ku mashquulsanaa hawshan kutub qoridda muddo badan, ilaa haddana waan ku mashquulsanahay. Waxana runtii xusid iyo duco inaga mudan culimada muslimiinta ah ee ina soo gaadhsiisey inoona allifey kutubta aad u baaxadda badan, waxana rajaynayaa run ahaantii haddaynu nahay in ay dad badani igaga dayan doonaan sababta oo ah ma nihin dad wax qora. Waxan haddaba codsanayaa in aan walaalaha ka siiyo sheer , oo iyana ay daabacaan .sidaadaraadeed heshiis ayaan rabaa inaan la galo walaalaha maktabadaha meel kasta oo ay caalamka ka joogaan. Waxanan ugu ballan qaadayaa walaalaha nasiib u hela inay igala qaybqaataan hawshan in ay iyaguna qayb ku leeyihiin ayna xaq u leeyihiin inay iyagu daabacaan markasta oo loo baahdo oo aan loo ogolayn madbacado kale oo aan iyaga ahayn.
Kutubta magacyadoodiina waa kuwan:
Waxaanad igala soo xidhiidhi kartaan:
HYPERLINK "mailto:maxamuudnaxwe@hotmail.com" maxamuudnaxwe@hotmail.com
HYPERLINK "mailto:maxamuudcabdilaahi@hotmail.com" maxamuudcabdilaahi@hotmail.com
wixii faahfaahin ah ee intaa dheer waxad ka heli kartaan telefoon numberkan
002522 666282.
NB.
1) Kutubtan waxan rabaa in kitaab kasta oo aan qoro cajaladona aan raacsho si qofkii doonayaa macallin laaan wax isu bari kar
2)cilmiga dhaxalku waa cilmi u baahan hawlo badan, waxanu leeyahay qayb ah xisaabo sidaa daraadeed waxan rabaa in aan u sameeyo cajalado maqal iyo muuqaal ah.
Waxa jiray in aan duubay kitaabka la dheho NAXWULWAADIX oo ka kooban lix juz, run ahaantiina aad loo amaanaykitaabkaas.
- ; N W !
4 Q W X } ~ 6 7 8 V W " # Ѝh&B h}jL j/ hZl UhM hZl 0J jD hZl Uj hZl Uhr hZl je hr Uh(GI h9k hc6E hr h/B h7 h h h[? h{? hv j hv Uhk% 6 X
F
1 2 Q R X Y gd9k gdr gd/B gdk% gd gd{? gdv > Y | } X # $ % & ' ( ) * + , gd&B gd9k , - . / 0 1 2 3 4 5 6 7 8 9 : ; < = > # > h/B , 1h/ =!"#$% e D d
` 0
# A b te j|\b(9 Pe D ^ nHe j|\b(9PNG
IHDR o V sRGB dIDATx^dyW9Ǜ; YL%
ҮK+@׆
^Hɖ*0p*yN[nQ:SS]ԩs~b>-hs=zyG]^x=VY1cf7@E\1MNM3;ie*6[NoW3&Dcɷn1"4d4L+V.z?t(3yYSgfbOe!Kmөay8gV}t*w- c4ب46!SD.4d° @1U,34XPAga )f@|}*Bqi@GO}]``&o
.ҙdKӂ&H')f# 4܁ـQGy3I+\23D*4C>VM#3-D4(炦|t:U(2Q$"$xnqY%y|Pq㫸o5Gb`;qScɏ;{C
&1<ѡPz2ΧNB>F>N2J^Yq]0,aH:Mu9>3
#xdǠt>&c
8#}HR6fP:|3!p&M5w)(vS8ƣp918[?MqP{y2ޗWdni5:,i'OJI7r>3ϯL 8VZIcFe Popqu!݂08