qardhaawi - guestbook




Comments:
Asc walaalayaal ma shaqeynayaan duuruusta qaar kamid ah sida al xariiri oo kale hadii wax laga qaban karo hagaajiya jazaakumulaahu kheyran

Admin reply: waa hagaajinay xariirigii


Added: December 18, 2014
Delete this entry Reply to entry View IP address




Comments:
asc walaal waxan rabaa in aan ka faaiidaysto webkiina
markaa way iishaqayn waayeen casharadu maxaa markaa sideen uga faaiidaysankaraa jazaakumullaahu khayr

Admin reply: casharada kuu shaqayn waayey waa kuwee walaal


Added: November 27, 2014
Delete this entry Reply to entry View IP address




Comments:

Private post. Click to view.



Added: November 23, 2014
Delete this entry Reply to entry View IP address




Comments:
Asc waxba lalama dagi karo maxaa dhacay sida kitaabka xumdatu alaxkaam sh shariif cabdi alnuur

Added: November 14, 2014
Delete this entry Reply to entry View IP address




Comments:
asc walaalaha sharafta leh waan idin salaamayaa salaan ka dib walaal waa ii soo kici waayey casharada naxwaha ee shariif dawiil ee wixii cilad ah waan garan waayey ee wixii qaldan itusa waad mahadsan tihiin

Added: November 11, 2014
Delete this entry Reply to entry View IP address




Comments:
asck wad kumahadsandiin soo gudbinta waana kafaa ideeysanaa wlal waxa aan rabay in aan kuu sheeko in uu cashirka uuna ii shaqeeeyn kaas oo ah sharaxa burdaha ee sheekh cabdi naasir
waxa aan nileeyahay walaalyaa ilaah hani ka abaal mariyo


Added: November 9, 2014
Delete this entry Reply to entry View IP address




Comments:

Private post. Click to view.



Added: October 23, 2014
Delete this entry Reply to entry View IP address




Comments:
Asc walaal waxaan ku leeuahay ilaahay ajar iyo xasanaat ha kaa siiyo waan qortay oo aad ufahmay laakiinse casharka 11aad marka la gaaro qunuutka oo aad aheegto inuu nabigu csw qolo uhabaarayo ama u duvaynayo wuu is goynayaa oo intaas labadaa kalmadood baa ugu dambaysa marka inshaa allaah dib noogu soo hagaaji khayr allaha ku siiyee.

Added: October 22, 2014
Delete this entry Reply to entry View IP address




Comments:

Private post. Click to view.



Added: October 18, 2014
Delete this entry Reply to entry View IP address




Comments:
kitaabka wuu ii download garesmi waayay ee cilada jirta max tahay xita wuu ii furmi waayay ?
waxaa kaloo indin ka codsana in aad ii shegtan hadee jiraan kutub kalo uu duubay drka raximahu allah


Added: October 16, 2014
Delete this entry Reply to entry View IP address
 
« First ‹ Prev 4 5 6 7 8 9 10 11 12 13 14 Next › Last »
Stop Guestbook SPAM