qardhaawi - guestbook





Comments:
Asalaamu-calaykum waraxmatulaahi wabarakaatu, walal waxaa ii furmiwaayey Kitaabka Anwaarul-masaalik. waad mahadsantihiin

Added: March 24, 2015
Delete this entry Reply to entry View IP address




Comments:
* * *.Caleeykum walaalayaal waxaan idiin sheegayaa lamadaaban karo kutubka layiraahdo maqsuuratu ibnu durayd haddii aad hagaajin kartiin aad iyo aad bay ufiicnaan laheed khayr Allaha idin siiyo.Aamiin. :D

Added: March 10, 2015
Delete this entry Reply to entry View IP address




Comments:
Salaamu Alaykum
I cannot listen to the siyasa sharciya audio
Jazaakallah


Added: March 1, 2015
Delete this entry Reply to entry View IP address




Comments:
ASC WALAALAYAAL ILAAHAY KHEYR BADAN HA IDIN SIIYO
BARNAAMIJYADAAS QIIMAHA BADAN EED NOO SOO GALISEEN
WAAD KU MAHADSAN TIHIIN WALAALAYAAL ILAAHAY HA IDIN KA ABAAL MARIYO
INTAAS KA DIB WALAALAYAAL WAXAAN II SHAQEYNIN KIRAAB KA AL XARIIRI


Added: February 25, 2015
Delete this entry Reply to entry View IP address




Comments:
A/c/w. Salaankabacdi. Dhawr jeer baan isku dayey waa ii furmi layahay

Added: February 21, 2015
Delete this entry Reply to entry View IP address




Comments:
waxaan rabaa in soo dajisto

Added: February 15, 2015
Delete this entry Reply to entry View IP address




Comments:
Ok

Added: February 2, 2015
Delete this entry Reply to entry View IP address




Comments:
ascm walaalaha page kan qora aad baan idiin salaamayaa ilaahayna ha idinka ajar siiyo dadaalkiina .walaal waxaan rabay ajruumiga sheekh cumar faaruuq inaan download garaysto marka waxaa ii daygi waayay casharka shanaad inta kale lkn waan dajistay wayna shaqaynayaan , marka waxaan rabi lahaa hadii bal wax laga qaban karo in aad fiirisaan CASHARKA SHANAAD OO KALIYA WEEYE . mahad sanidiin

Added: January 22, 2015
Delete this entry Reply to entry View IP address




Comments:
Fadlan casharka Matn Waraqad wuu go'goyaa?

Added: January 16, 2015
Delete this entry Reply to entry View IP address




Comments:
asc usuulu thalaathaha afarta qeeybood waaigahalaabay (madaarmaayo).Afara qeeybood oo cusub isoo dir.
Wamahadsantahay.


Added: December 23, 2014
Delete this entry Reply to entry View IP address
 
« First ‹ Prev 3 4 5 6 7 8 9 10 11 12 13 Next › Last »
Stop Guestbook SPAM