Admin reply: walaal waan tijaabinay wax dhibaato ah kala ma kulmin, inuu yahay computerkaaga ma laga yaabaa, waxaan samaynay right click magaca casharka korkisaa dabadeed taabo Save as Target. inshaa allah wuu shaqaynayaa, bisinkana u qabo
Added: May 12, 2010
Submitted by Name: Muna Yassin Mohamud From: Windosor,On E-mail: Contact
Comments: Assalaamu Alaikum,Masha Allah, this is a beautiful website. Your work has been very beneficial to me.Jazakallu khair, may Allah reward you abundantly for all your efforts.(Ameen)
Admin reply: Thank you very much for your supporting to our website www.qardhaawi.com and I appreciate your thoughts, may all reward your effort of talking Islamic lesson on this website. Thanks
Added: May 11, 2010
Submitted by Name: faruk From: somaliya joga london E-mail: Contact
Comments: way istaageyan cabaar kadib
Admin reply: kee istagaya cabaar ka dib
Added: May 10, 2010
Submitted by Name: Naciima Cumar Xaashi From: somalia E-mail: Contact
Admin reply: Walaal naciimo waxaad soo qortay aad leedahay kitaabada waxaan rabaa inaan ka marsado qardhaawi.com, ma waxad rabtaa inaad na waydiiso idin, hadii ay tahay inaad idan na waydiiso walaal waan ku idanay waana ku fasaxany ee ka dhageyso, baaraka laahu fiiki
Added: May 8, 2010
Submitted by Name: osman addo ahmed From: france E-mail: Contact
Comments: ascwwb walaal casharka koowaad waxab kuma jiraaan waan kutubka ah khud caqiidatuka mahadsanid in aad dib u saxdo ascwwb allaahan ha kaa abaal mariyo wanaagga aad sameysay aamiin
Admin reply: walaal waan saxnay kitaabka khud caqiidataka, baarka lahu fiik, wixii kale ee aad aragto oo aan shaqaynayn noo soo sheeg
Added: May 2, 2010
Submitted by Name: xasan caydiid mahad From: somalia E-mail: Contact
Comments: waxaan doonayaa inaan la socdo casharada webka oo aan ka faa idaysto haddii ilaahay idmo.
waad mahadsantihiin
Admin reply: walaal waan ku soo dhowaynaynaa soo dhowow, ilahay ha ku barakeeyo
Added: May 2, 2010
Submitted by Name: Abdirahman aden From: finland E-mail: Contact
Comments: salaamucalaykum
walaal waxaan idin waydiinayaa xagee laga heli karaa kitaabka qawaacid al fiqhi ee shibile akhrinhayo, kumaase la dhahaa sheekha qorey.
Admin reply: walaal kitaabka uu sh. shibile akhrinayo waxaa la dhahaa Manduumatul fadfariya fi qawaacidil fiqhiya, waan galinay meesha uu darsigu ku jira magaca shiikha hoostiisa ayaan ka daabacan kartaa, baarka laahu fiik
Added: May 1, 2010
Submitted by Name: aisha From: somalia E-mail: Contact
Name: ilyaas abukar
From: somalia
E-mail: Contact
asc waxaan salaamaya adhamaan bahda wabseedkaan waana umahad celinayaa inta kadib waxaan rabaa inaan soodegsado kutubka uu kahrinaayo sheekh maxamuud shibille waan ii soora geli weeyda
Admin reply: walaal waan tijaabinay wax dhibaato ah kala ma kulmin, inuu yahay computerkaaga ma laga yaabaa, waxaan samaynay right click magaca casharka korkisaa dabadeed taabo Save as Target. inshaa allah wuu shaqaynayaa, bisinkana u qabo