Qardhaawi - guestbook




Comments:
A/Caleykum.w.w.Bacda Salaan walaal
Muxaadarooyinkan oo Somali ah markaad furto
ma furmayaan, qaarna qoraal Carabi ah uunbaa kuu soo baxaya ee hagaajiya. Ilaahey ha idiin fududeeyo.Midna ma furmaayo waana kuwan
Maxaadaroyin PowerPoint ah

Axkaamta Garka
Islaamka waxa buriya
Sida Looga Badbaado Cadaab Qabriga
Waxyaalaha Qalbiga Fasahaadiya
Bidcada
Waxyaalaha Qalbiga Fasahaadiya
u baari noqoshada Waalidka
Dikriga Ilaahay
Axkaamta Ribada
Axkaamta Safarka

Admin reply: a/c
walaal khayr allaha ku siyo, kuwaan aad soo qortay waa maxaadarooying lagu sameeyey powerpoint oo carabi ah, cod ma ah, marka markaad kilick siiyo open dheh way kuu furmayaan,jazaaka laahu fiik, sida aad noogu dadaalaysid


Added: June 3, 2010
Delete this entry Reply to entry View IP address



Comments:
A/Caleykum.w.w.Bacda Salaan walaal waa muxaadarada
ka hadleysa qorshayaashii lagu burburiyey Islaamka
Waxaana muuqanaya dusha muxaadarada Bisha .
Waxaana diyaariyey Qardhaawi ilaahey ha xafidee.

Admin reply: walaal waan hagaajiyey, ilaahay ha ku xifdiyee haddii aad aragtid wax khaldan noo sheeg, baaraka laahu fiik.


Added: June 1, 2010
Delete this entry Reply to entry View IP address



Comments:
A/Caleykum.w.w.Bacda Salaan Walaal Muxaadaro qayim ah oo kahadleysa sidii Islaamku u burburey
markaan is idhi dhegeyso waxay soconeysaa wax ka yar 2 minit.waxaan dareemayaa in Culeys weyni ku saaran yahay ee horta ilaahey hakuu fududeeyo hawshaas weyn ee aad ummadda u heyso intaas ka bacdi Walaal haddaad wakhti u hesho waad sixi haddaad wakhti weydana ilaahey waxaan kaaga baryayaa inuu wakhtiga iyo caqligaba kuu barakeeyo aamiin aamiin aamiin-

Admin reply: walaal waa maxadaradee si aan u saxno?


Added: May 31, 2010
Delete this entry Reply to entry View IP address


Comments:
Bismillah, walaal Abuu maxamed khayr allah hakuugu badalo muxaadirooyin aadka uqiimaha badan oo aad noo gelisay websiteka, allahna hanadhigo kuwa kafaaiidaysta. waxaan rajaynayaa in aad noo soogelintoonta maxaadiradii sh. cabdiraxmana uu kajeediyay Mutamarka Raxma Conference hadii ay suurta galtahay. Baarakallahu Fiika.

Admin reply: waan raadinayaa


Added: May 27, 2010
Delete this entry Reply to entry View IP address




Comments:
a/swr salaantaa kadib allah haidiinka abaal marriyo dadaaka ad muu jiseen

Admin reply: sh. xasan adigan ilaahy ha kaa abaal mariyo taladii aad noo soo jeedisay.


Added: May 22, 2010
Delete this entry Reply to entry View IP address



Comments:
A/Caleykum.w.w.Bacda Salaam
Walaal waxaan maalin dhoweyd soo geliyey 3 Cashar oo isku xiga oo ah Dood Cilmiyeed ku saabsan
Suufiyada iyo Culimada selefka dhacdey,2001.
waxaad kusoo jawaabtey walaal wakhti nasii markaas
Walaal malaga yaabaa inaad dhakhso u soo saxdaan khaladka yar ee ku jirey ee markey muddo kooban socdaan ay dib ugu noqonayeen halkey ka bilaabmeen
waxaaney ahaayeen dood si weyn ummaddu uga faa,iideysanayso ninkii Suufiyada aaminsan ee dhegeystaa wuxu noqon labo mid nin si indho,la,aan ah isaga taageersan Suufiyada iyo nin ay u caddaatey xaqii oo ka toobad keena wuxu hore ugu jirey waxay si waadix ah bannaanka usoo dhigeysaa khaladaadka waaweyn ee Suufiyada oo qaarkood markaan dhegeystey aan yaabey in qof ilaahey rumeysan oo Muslim ahi waxan Rumeysan karo caqiidiyan aad u fasahaadineysa caqiidadiisa toosan ee ehlu sunna waljameeca.wabillaahi tahfiiq

Admin reply: walaal wali waqti uma helin asbuucii la soo dhaafay waxan kula joogay canada iyo mutamarkii, marka hadda ayaan isku dayayaa inaan hagaajino. baarka laahu


Added: May 21, 2010
Delete this entry Reply to entry View IP address


Comments:
Bismillah, As- salamu Calaykum Abuu maxamed, walaal adiga iyo ehelkaagaba waxaan urajaynayaa khayr iyo caafimaad. walaal salaan kadib, malaga yaabaa in aad websiteka soo galiso Muxaadiro uu Dr. Shiikh cali maxamed saalax uu kajeediyey mutamarkii Oslo Norway, oo bilo kahor laqabtay. Jazaakallahu Khayr. Allahna aniga iyo adiga iyo intimuslim ahba ha xifdiyo.

Admin reply: a'c
walaal ima soo gaarin hadii aan helo waan soo galinayaa inshaa allah, adigana ilaahay h a ku barakeeyo


Added: May 19, 2010
Delete this entry Reply to entry View IP address




Comments:
walaalayaal kitaabka بلوغ المرام waxaan shaqaynaynin cashara kala ah
casharka 19 & 20 & 23 & 26 & 31 & 34.
intasiba mashqaynayso walaalayaal aad iyo aad ayaana idinkaga mahacelinayaa
khayr badan ilaahay ha idinka siiyo

Admin reply: walaal waanu bedelnay hadda way shaqaynayaan ilaahay ha kaa abaal mariya sida aad noogu sheegtay, wixii kale ee aad aragto noosoo sheeg.


Added: May 18, 2010
Delete this entry Reply to entry View IP address




Comments:
Assalamu Calaykum?

S/kebid. walaalaha faafiyay waxaan leeyahay Jazaakumullaahu Khayr, waxaan halkan kaduubtay Kitaabo ay kamidyihiin Alfiyatu Ibnu Maalik Iyo Qadru nidaa, oo ah Sh sharif Dawiil Xafadahu Allaah. Hadaba Alfiyiha waxaa kamaqan Casharo aykmidyihiin 14, 16, oo aan hada marayo welina waan wadaa wixii kale ee soobaxana waan idiin soosheegi doonaa Inashaa Allaah.
casharadaas sooraadiya

Admin reply: baaraka laah walaal ka qaado waxaad rabto, kuwa maqana waan kuu soo raadinayaa.


Added: May 14, 2010
Delete this entry Reply to entry View IP address




Comments:
A/Caleykum.w.w.Bacda Salaan
dooda kusaabsan suufiyada markey socoto muddo kooban ayey go,aysaa oo ku noqoneysaa meeshey ka bilaabantey haddaba wa amaxay Cilladu??.
sideese lagu heli karaa dooda oo dhammays tiran

Admin reply: walaal waqti i sii aan ka shaqaynee


Added: May 12, 2010
Delete this entry Reply to entry View IP address
Powered by PHP Guestbook 1.7 from PHP Scripts
 
« First ‹ Prev 1 2 3 4 5 6 7 8 9 10 Next › Last »
Stop Guestbook SPAM