Qardhaawi - guestbook





Comments:

Private post. Click to view.



Added: June 22, 2010
Delete this entry Reply to entry View IP address


Comments:
Bismillah, As-salamu calaykum walaal muxaadiradaan kaacodsaday in an iisooraadiso oo Ribada kahadlaysay waxaan kahelay Websiteka Alixaan. Jazaakallahu KHayr

Added: June 17, 2010
Delete this entry Reply to entry View IP address


Comments:

Private post. Click to view.



Admin reply: walaal waan qaadanay naseexda qarsoon ee aad noo soo qortay


Added: June 16, 2010
Delete this entry Reply to entry View IP address


Comments:
asc, shiiqa qeybta suaalaha lagu soodiro wuu diidyayaa oo ma dirsamaayo halkaan miyaan ku soo diraa
wa jizaakalaahu kheyr

Admin reply: haa walaal halka ku soo dir


Added: June 15, 2010
Delete this entry Reply to entry View IP address



Comments:
ASC....ALL qardhawi walaal su,al maku waydinkaraa?

Admin reply: haa walaal waad i waydiin kartaa, inkastoo aan kaala daahay safar aan ku maqnahay awgeed


Added: June 14, 2010
Delete this entry Reply to entry View IP address




Comments:
Walaal Maxaad Sheekha duruustiisa caqiidada ah u soo galin wayday website-kan si ummadu uga faa,iidaysto. Ilaahay wanaag ha kugu abaal mariyo. AAMIIN

Admin reply: walaal sheekhee soo galina


Added: June 14, 2010
Delete this entry Reply to entry View IP address


Comments:
Bismillah, Walaal abuu Maxamed As-salamu calaykum, walaal ma iisheegikartaa hadii ay websitekan Kujirto muxaadiro kusaabsan RIBADA ama websiteki kale oo aad ku ogtahay, Jazaakallahu KHayran

Added: June 14, 2010
Delete this entry Reply to entry View IP address




Comments:
hey yall i mean aslamucalykum walala yal sidatahiin sike im just kidding i like ur website <3 :cool

Admin reply: thank you very much, and we will be happy if you contact us more.


Added: June 13, 2010
Delete this entry Reply to entry View IP address



Comments:
asc, jizaakumulaahu kheyran . kalimad kale ma haayo aan dho ilaa duco maahinee ilaa heey kheer ha idin siiyo webside kan waa macalikeena mashaallah. laakiin mas allada aan rabay inaan weediiyo shiiqa dhaqsi ma ii ga jawaabaa ?
jzkl

Admin reply: walaal soo qor su'ashaada inkastoo aan safar ku jirno oo africa joogo, baarka laahu fiik


Added: June 8, 2010
Delete this entry Reply to entry View IP address




Comments:
Asc walaalayaal jzk waad mahadsantihiin sidaad inoogu dadaasheen in aad inoo soo gudbisaan diinteena waadna ku mahadsantihiin walaalayaal kitaabka Ajruumiga ee uu akhrinaayo Fadiilatu Sheekh Cumar Faaruuq Cashirkiisa 5aad Mashaqeynayo haddii alle idmo.
inoo hagaajiya jzk walaalkiin Mohamed

Admin reply: walaal waan baaraynaa, markaan fiirino ayaan kula soo socod siin doonaa, barka laahu fiik


Added: June 3, 2010
Delete this entry Reply to entry View IP address
Powered by PHP Guestbook 1.7 from PHP Scripts
 
« First ‹ Prev 1 2 3 4 5 6 7 8 9 Next › Last »
Stop Guestbook SPAM