Admin reply: walaal baaraka laah fiik, si aad u duubato walaal marka hore ku seef garee computerkaaga dabadeed saa u isticmaal
Added: July 10, 2010
Submitted by Name: عبد الرّزاق From: UK E-mail: Contact
Comments: السّلام عليكم ورحمة الله وبركاته
akhii waxaa ii shaqeyn waayey musdalixul xadiithka sheekh shariif cabdinuur shariidka sadexaad dhinacna waa diidey marka inshaa allaahu arjiikum in aad si dhakhsaa u soo tasxiixisaan . جزاكم الله خيراً ونسأل الله ان يجعل ميزان حسناتكم السّ لام عليكم ورحمة الله وبركاته
Added: July 8, 2010
Submitted by Name: naeema omer hashi From: saudi arebia E-mail: Contact
Comments: cashara qaar baa ii shaqeyn waayey sida labaad labaatanaad ka 24 25 26
Added: July 6, 2010
Submitted by Name: abdirahman From: usa E-mail: Contact
Admin reply: kumputarkaaga weeye cilladu ee wax ka bedel
Added: July 6, 2010
Submitted by Name: Salaad Xasan From: Soomaali E-mail: Contact
Comments: Asalaamu calaykum walaalayaal ajruumiga uu akhrinayo shiikh cumar faaruuq casharka shanaad ma la download garayn karo xataa lama dhegaysan karo mahadsanidiin a/s
Admin reply: walaal casharka shanaad ee naxwahan ajruumiga ah ee uu sh. cumar faaruuq akhrinayo ma hayno
Added: June 29, 2010
Submitted by Name: ahmed From: columbus E-mail: Contact
Comments: kitaabka waraqaat sh. dhwiil cajalka saddexaad(3)cajalka koobaad(1) ayuuu ku soo celinayaa ee manoosixikartaa jzk allahu kheyra wasalaamu calaykum
Admin reply: walaal waqti nasii waan fiirinaynaa
Added: June 28, 2010
Submitted by Name: ruqiya
Comments: asc, shiikh qardhaawi. salaan kadib, 1.gabar ayaa xanuun saneed bisha ramadaan oo daawa u socotay marka wax fidyo ah lagama bixin soonkii kale ayaa ku yimid wee soon tay iyadoo kii gudin marka see wax yeeleesaa ma kafaaraa lagarabaa oo miskiin in eey quudiso mise soon 2.shiiq gabdhaha madaama qudbada jimcaha aadeen marka aan rabo in aan dukado gurigeyga ma inaa sugaa qudbada inta ee kadha maaneeso masaajidada mise side maalmaha kale ayee la mi tahy. 3.siirada nabiga kee ugu ansaxsan kitaab ahaan raxiqul maqtuumka soo yahay . 4. shiiq waxaan ku noolnahay dalka india marka markaad askarta sharciga ka dhameesaneesid lacag yar ayaa loo laabaa shiiq laaluush miaa oo ma banaan thay in la baxsho.
Admin reply: waqti isii waxaan joogaa soomaliya safar baan ku jiraa
Comments: asalama calaykum waxaan rabaa inaan idiin sheego Casharka 1 ee daruusta sheekh shariif sheekh dawiil iyo kan sedexaad waa isla hal cashar saa ula socda wabilaahi tawfiiq
Admin reply: walaal shiikh sariif wuxuu ku leeyayahay kutub badan, kee baad adigu ka hadlaysaa si aan u saxno, baarka laahu fiik
Added: June 27, 2010
Submitted by Name: ziciid c\raxman max'ed From: buuhoodle E-mail: Contact
Comments: a s c walaalayaal macaanooyiin waxaa mahad leh allaha fududeeyey barasha diinta kadib waxaa mahad leh idinka oo isku taxaluujiyey inaan dadka ufaa'ideysaan kuna dadaashaan in ay diintooda bartaan walaalayaal waxaan rabaa in aan idin ogay siiyo kitaabka { balaaqatul waadixiyah casharkiisa 17&18} aysan shaqayneyn
Admin reply: walaal kitaabka balaaqatu waadixa labadaa cajladood waa la'nahay hadii aad meel ku ogaato nala socodsi si dadku uga faaidaysataan
Added: June 26, 2010
Submitted by Name: ayaan
Comments: asc walaal su,ashaydu waa $1000 dollar meeqa sako ka baxaysa? takale sakadu merkee bay waajibtaa macnaha lacag intee leg bay ku waajibtaa? takale sakadayda ma siin karaa qarabadayda jazkallahu khayran walaal
Name: jama
From: U.k
E-mail: Contact
Private post. Click to view.
Admin reply: walaal baaraka laah fiik, si aad u duubato walaal marka hore ku seef garee computerkaaga dabadeed saa u isticmaal