Qardhaawi - guestbook
Qardhaawi
|
View guestbook
|
Sign guestbook
Number of entries: 102 Number of pages: 11
« First
1
2
3
4
5
6
7
Next ›
Last »
Submitted by
Name:
khadar
From: denmark
E-mail:
Contact
Comments:
assalaamu calaykum! walaalo Alle ha idinka abaal mariyo. wax aad iyo aad uwanaagsan oo uu bini aadan sameeyo ayaad sameeseen. waxyaaba badan ayaan kafaa idaystay madaw uu igaga jiray homepagekiina.
Admin reply:
walaal waxaad ka baratay u sii gudbi dadka kale, baaraka laahu fiika
Added: August 9, 2010
Submitted by
Name:
FAATIMA
From: FROM UK
E-mail:
Contact
Comments:
ASALAAMU CALAYKUM WALAAL ALAHA AJARKAASIIYO WAAJIBADKA AAD GUDANAYSID WAXAAN UBAAH NAA QURAN MACNIHIISA IN BARTU HADII CASHIRO CUSUB AYJIRAAN ASALAAMA CALAYKUM
Admin reply:
walaal quraanka macnihiisa laba tafsiir baa ku jira webka, haddii aad u baahan tahay mid gaaar ah ila socodsii si aan kuugu radiyo, baaraka laahu fiik
Added: August 5, 2010
Submitted by
Name:
Iid
From: uk
E-mail:
Contact
Comments:
a w w
akhwaanii cajaladahan mucallaqaatul-cashara ma shaqaynayaan
Admin reply:
ku wee baan shaqaynayn walaal
Added: July 31, 2010
Submitted by
Name:
adar
From: danmark
E-mail:
Contact
Comments:
asc walaal sheekh qardhaawi cajaladaha mucallaqaatka casharrabadan baa ka maqan. iyagoo dhan ma haysaa.
abdulaahi adar
danmark
Admin reply:
walaal cajalka maqan ii soo sheeg nabarkiisa baaraka laahu fiik
Added: July 29, 2010
Submitted by
Name:
Ilyas Derie Mohamed
From: USA
E-mail:
Contact
Comments:
salaamucalaykum waraxmatulaahi wabarakaatu,
salaankadin waxa aan umahadnaqayaa maamulka shabakada qadhaawi oo ah web khayr badanikujiro aadna looga shaqeeyey waxa aan leeyahay wajasaakumulaahukhayran ,
inkaakadib waxa aan kamid ahay ardayda wax kabarata webka qardhaawi waxa aan hadda kadaraaseeyaa kutub uu kamidyahay Naylu Awdaar,lisheekh Mohamed binucali binumohamed Ashowkaaniyi,waxa khaladkutiraa cajalka 4aad xadiithka 130 ---------------xadiithka 163 ,haddii aad haysaan iyada oo saxa fadlan noosohagaajiya Sheekh akhriyayaana waa sheekh Mohamud shibili.
waad mahadsantihii wabilaahi towfiiq.
Added: July 28, 2010
Submitted by
Name:
Bashir
From: Somalia
E-mail:
Contact
Comments:
iisoo dira fadlan
Added: July 26, 2010
Submitted by
Name:
Mohamed Ali Issa
From: Somalia
E-mail:
Contact
Comments:
Maa shaa alaah, Jazakumulahu khayran..walaalayaal ...ilaahay Yowmul qiyaamaha kuwa hadhka eebbe Hadhsada,,..rabbi ha idinka dhigo...waayo..gurigayga dhaxdiisa ayaan ku xifdiyay...laamiyatul afcaal..waxaana suurta galiyay..eebbe subxaanahu watacaalaa thuma idinka oo soo galiyay Internetka iyo waliba sheekha akhrinaya..dhamantiin jannatul firdoowsa allaha idinku abaal mariyo...akhuukum...mohamed Ali issa..wabilaahi Tawfiiq..
Admin reply:
baarkalaahu fiika akhii, waxaad baratay dadka uga faiidee
Added: July 21, 2010
Submitted by
Name:
c/qaasim calli
From: khartuom sudan
E-mail:
Contact
Comments:
waan idin salaamay salaanta islaamka ASC.
walaalo waxaan doonayaa in aan download garaysto . kutubta naxwaha ah .
fadlan waxaan rabaa in aad idan iisiisaan aan ku downlaod garaysto .
waana idiinka mahad celinayaaa / sida sharafta leh ee aadd u soo diyaariseen
shukran jasiiran allfa marah
Admin reply:
walaal waan kuu idanay inaad dhoonload garaysato waxaad rabto, baarka laahu fiikum
Added: July 20, 2010
Submitted by
Name:
Ibnu hassan
From: uk
E-mail:
Contact
Comments:
codku ma shaqaynayo culimo iska hagaajiya.
Added: July 19, 2010
Submitted by
Name:
Mahad
From: Somalia
Comments:
Private post. Click to view.
Admin reply:
walaal ajruumiyo kal duwan baa ku jira keebaad shegaysa soo sheg shiikha akhrinaya, jazakalaah
Added: July 15, 2010
Powered by
PHP Guestbook
1.7 from
PHP Scripts
« First
1
2
3
4
5
6
7
Next ›
Last »
Name: khadar
From: denmark
E-mail: Contact
assalaamu calaykum! walaalo Alle ha idinka abaal mariyo. wax aad iyo aad uwanaagsan oo uu bini aadan sameeyo ayaad sameeseen. waxyaaba badan ayaan kafaa idaystay madaw uu igaga jiray homepagekiina.
Admin reply: walaal waxaad ka baratay u sii gudbi dadka kale, baaraka laahu fiika