Submitted by Name: Hussein Ali From: Sweden E-mail: Contact
Comments: Assalaamu calaykum,
Ilaahay ha idinka abaal mariyo sida aad kheyrka ugu dadaaleysaan, haddii aad hal qof tahay iyo haddi aad group tihiin. Aniga oo gurigeyga iska joogo ayaan tafsiirka quraanka dhegeystaa oo uu mariyo sh Cumar Farruuq allah ajar ha ka siiyo asagana. Arbaciinu nawaina waa ka meersaday. Insha allah waxaan isku dacayaa inaan kutubta kalana meersado. Wasalaamu aleykum waraxmatullaahi wabarakaatuhu.
Admin reply: walaal ilaahay ha kuu barakeeyo ha ka daalin inaad duruusta ku jirta webka aa wax ka raacato, waxaan u galinay waa dadku ay ka faaiidaystaan, waxan ku waydiisanaynaa inaad dadka kalena uga faaiidayso waxa aad ka baratay webkaan.haddii ay ku shaqayn waayaan duruusta qaybteed nala socodsii sida ugu dhaqso badan si aan u bedelon, mahadsanid
Added: February 25, 2010
Submitted by Name: umu xaarith From: mn E-mail: Contact
Admin reply: a/c wlaal waad mahadsan tahay sida gaarka ah ee aad noola soo xiriirtay, sidoo kalena wixii suaalo ah waad soo qori kartaa, oo haddi aad suaalaha soo qoraysid waxaad ka dhigi kataa privet sida hadda aad privetka ugu sooqortay, mahadsanid
Added: February 16, 2010
Submitted by Name: aden From: Boston
Comments: asc.mashaallah aad baad umahasantehiin
Admin reply: a/c walaal aadan adigana sidoo kale waad mahad san tahay taladaad waan u baahan nahay mar walba nala soo xiriir
Added: February 15, 2010
Submitted by Name: abdifatah ali From: uk E-mail: Contact
Comments: a c w walal aad ayaan idiin salaamaya bahda webka weka aad ayuu ii qanciyay sida aad cilmiga u soo gudbinaysaa sidaa ku wada oo haka daalina . waxaan idinka codsanayaa laba kitaab oo kala ah; tafsiirka uu duuay sh maxamed macallin xasan iyo kitaabka risaalada imaam shaafici oo uu duubay sh cumar imaam haddii aad heshaan in aad noo soo geli saan webka si aan uga faa,iidaysano .shukran
Admin reply: walaal wad mahadsan tahay ilaahay haa ajar siiyo, labad kitaab ima soo gaarin walaal laakin haddi ay isoo gaaraan waa galinaynaa, tafsiirka sh. maxamed waxaan ka hayaa hal mp3 waxaa iga maqan labadii kale haddi aad meelahaan ka dhow dahay waa igala qayb qaadan kartaa si dadku uga wada faaiidaystaan, haddi ay kutubtani isoo gaaraan degdeg ayaan u soo galinayaa, inshaa allaah
Added: February 13, 2010
Submitted by Name: abdirashid From: Ottawa Canada E-mail: Contact
Comments: walalayaal ilahay hadin ka abaal mariyo muhadaraadka iyo nadwooyingka iyo dhamaan khairka aad noo soo gubiseen ilahay ha idinka abaalmariyo aduun iyo akhiro ilahay khair badan ha idinsiio tankale si qususi ah ayaan idinku duceeyaa
Admin reply: walaal adigana sidoo kale ilaah ha kaa abaal mariyo, wixii talo iyo tusaale ah waad noo soo gudbin kartaa walaal waan kaa qaadanaynaa
Added: February 12, 2010
Submitted by Name: Mursal From: Minneapolis, Minnesota E-mail: Contact
Comments: Alasaamu Caleykum. Salaantaa islaamka ka dib walaal Ilaahay ha kaa abaal mariyo Shaqada aad muslimiinta iyo dacwadaba aad u hayso Ilaahayna ha kula garabgalo shaqa.
Admin reply: mursal mirow adigana sidoo kale ilaah ha kaa abaal mairyo
Added: February 12, 2010
Submitted by Name: Ahlam From: Saudi,Arabia E-mail: Contact
Comments: mashallah wonderful website!!!!!!!
Admin reply: a/c walaal ilaahay ha kaa abal mariyo fariintaad noo soo qortay, wixii talo iyo waano ah had iyo goor waa idinka sugaynaa, mahadsanid
Added: February 11, 2010
Submitted by Name: Hassan From: Los Angeles E-mail: Contact
Name: Hussein Ali
From: Sweden
E-mail: Contact
Assalaamu calaykum,